Ku Saabsan Somali Season
Iyada oo ah ilo lagu kalsoonaan karo oo ku saabsan wararka, cusboonaysiinta, iyo dhiirigelinta.
Our Story
SOMALISEASON oo la aasaasay Abriil 2021, waa shabakad dhijitaal ah oo si madaxbannaan loo maalgeliyo, waxaa qoraaladdeeda haga tiro badan oo qorayaal, cilmibaadhayaal madaxnannaan iyo ra'ayi falanqeeyayaal; waxaa kale oo ay leedahay baraha dhijitaalka ah kaas oo si cusub u eegaya nolosha xili xaadirka ee soomaalida, si loo dhaliyo aragti iyo wado isbeddel oo hagta bulshada .
Back to HomeHadafka
Kor u qaadida aqoonta iyo akhriska dadweynaha.
Himilada
In la abuuro aragtiyo jid-fureen u ah habka nolosha habboon, iyada oo la adeegsanayo koobnaan, caddayn, xeeldheeri iyo sahlanaan; si loo xaqiijiyo dhismaha bulsho cusub oo isbeddel iyo horumar ku saleysan.